Dagaal la isku waaberiistay oo xalay ka dhacay Bariire & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degaanka Bariire oo hoos taga degmada Aw-dheegle ee gobolka Sh/hoose halkaasoo maalmo ka hor ciidamada Danab ay ka saareen xoogaga Al-Shabaab. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii Xoogaga Al-shabaab ay xalay saqdii dhexe weerar culus ku soo qaadeen ciidamada dowlada ee halkaas ku sugan kaasoo la isku adeegsaday … Continue reading Dagaal la isku waaberiistay oo xalay ka dhacay Bariire & Wararkii ugu dambeeyey